Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil.
Waraysiga waxaan siiyey Kalsan TV, waraysiga oo ku saabsan Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil.
Shirkada Soma Oil and Gas waxay la wareegtay masuuliyadda Gaska iyo Oil ka Somalia, waxaana xaq loo siiyey ityadu in ay bixiso Qandaraas yada Shiidaal ee Somalia.
Baarlamaanka Somalia waxaa looga fadhiyaa in uu si degt deg ah motion uga keeno Soma Oil and Gas si loo badbaadiyo khayraad keena iyo karaamadeena.
Walaallayaal halkan noogusoo dira wixii dhaliil, dhaleeceen iyo dhiiro galin ah/ Please send here you comments either complimentary or complains
webmaster@ceegaag.com ama
Figradihiina