Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xarunta Jubaland ee Kismaayo xaafadeeda Calanlay ayaa laba cisho ka hor gadood sababay in isku socodka gaadiidku istaago ay ka sameeyeen maleeshiyaad ka gadooday qaab u sacadka maamulka ka ariminaya magaalada Kismaayo, Maleeshiyaadkan oo ka cabanaya inaysan ka raali ahayn habka loo maamulayo magaalada sidoo kalena soo galiyay magaalada Hub badan oo si qarsoodi ah looga keenay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Amaanka ayaa saaka waabarigii weeraray barta Dalcada oo ah goobta ay difaaca ka xidheen maleeshiyaadkaa halkaasoo dib loo soo celiyay nidaamkii iyo kala danbayntii. Qasaaraha ka dhashay ayaa ilaahada ah dhimasho Askari iyo dhaawac sadex ah oo soo gaadhay maleeshiyo beeleedkii gadooday.
Figradihiina