Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

OGEYSIIS -DEEQ WAXBARASHO

Agosto 30(Ceegaag)- Jaamacadda Muqdisho oo horay looga bartay waxbarasho tayaysan kuna qaabaysan halbeegyada caalamiga ah ayaa sanadkan waxay ugu tala galashay deeq waxbarasho ardayda soomaaliyeed ee danyarta ah jecelna inay bartaan cilmiga shareecada iyo qaanuunka, isqorsituna waxay kasocotaa xarunta maamulka ee jaamacadda muqdisho ee kutaala dhanka woqooyi ee safaarada Turkiga.
Hadaba horey ugaar si’aad uga faa’idaysato deeqdaan waxbarasho oo ay Jaamacadda muqdishu kugu talagashay, fursaduhuna way xadidantahay.
Shuruudaha ardayga loogaga baahanyahay:-
1. Shahaadada dugsiga sare
2. Warqada dhalashada
3. Warqada asluub wanaaga
4. 6 sawir oo teesare ah
5. Fayl ama gal
6. Waana inuu ka gudbaa imtixaanka qabuulka ama ogolaanshaha.
Fiiro Gaar ah:
Gabdhaha kasoo qalin jibiyay dugsiyada sare watana shahaado waxay leeyihiin tixgelin gooni ah.
Wixii faahfaahin dheeri ah fadlan kala xiriir:

Tel: 002521- 858479 002525-932454 002521-223433

Fax: 002521-216820 E-mail: info@mu.edu.so www.mogadishuuniversity.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply