Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kadib markii xildhibaano muxaafidiina oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ay keeneen in dadka rayidka ah lagu wareejiyo hanti dawldeed sida Hamaha shiidaalka Berbara oo ay ka horyimaadeen xildhibaanada Mucaaradku ayaa waxaa Mooshinkaa isku dayay inuu gacan bidixeeyo Gudoomiyaha Golaha wakiilada maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro taasoo keentay in kuxigeenkiisu Baashe Cali Jaamac kula qabsado go’aankaa oo uu sii wado Mooshinka intaa dabadeed waxaa dhacay wax ayna marna reer Somaliland filanayn taasoo soo Afmeertay hungurigii uu u qabay Cabdiraxmaan Ciro inuu qabto Talada Maamulkaa Gobolada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya.
Ceegaag.com
Figradihiina