Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
September 23 (Ceegaag)-maalmahaa fadliga badan waxaa ka mid ah tobanka thul xajah oo ay fadliga ay leedahay aayado quraan ah iyo axaadiista nabigeenii Muxamed SCW ay cadeeyeen:
1. Allaah wuxuu ku dhaartay tobanka maalmood wuxuuna yiri : {????????? ????????? ????? } ibnu cabaas wuxuu yiri: waa tobanka maalmood ee thul xijah .
2. Wuxuu yiri nabigeenii Muxamed SCW maamlo ma jiraan acamaasha wanaagsan uu allaah ka jacel yahay tobankaan maalmood ………..) ??? ??? ???? ??? ???? ????? ???: ??? ???? ????} : ?? ?? ???? ????? ?????? ???? ??? ??? ???? ?? ??? ?????? ????? ?????: ??? ?????? ?? ???? ????? ???: { ??? ?????? ?? ???? ???? ??? ???? ??? ????? ????? ??? ???? ?? ??? ????} Hadabo ruuxa muslim ka ah waxaa u haboon inuu ka faaiideysto maalmahaan kooban acmaal wanaagsan gaar ahaan acmaasha fadliga badan sida :
1. salaadaha waajibka ah oo loo kalaho waqti hore, laguna tukado jameecada iyo in la badsado salaadaha sunaha ah .
2. in la soomo sagaalka maalmood qofkii awooda ,[Nabigeeni muxamed ahaa SCW wuxuu soomi jiray sagaalka maalmood ee thul xijah iyo caashuuraa iyo saddax maalmood bil kasta .] ( ??? ???? ???? ??? ???? ???? ???? :???? ??? ?? ?????? ????
???????? ?????? ???? ?? ?? ??? ) [???? ?????? ???? ???? ???? ????????]. 3. Soomka Maalinta sagaalaadka (Carafo) oo aad u fadli badan waxaana lagu dhaafaa dunuubta Sanada la soo dhaafay iyo sanada soo socoto , ?? ??? ????? ?? ???? ???? ???????a ??? ?? ??? ??? ???? ????: (???? ????? ??????? ?????? ???????) ???? ????.
4. in la badiyo Towxiid ,Taxmiid iyo Takbiirta (????? ???? ????? ????? ????? ??? ???? ) maalmahaan oo dhan . ??? ??? ??? ??? ???? ????? ???: ??? ???? ???? : ?? ?? ???? ???? ??? ???? ?????? ??? ??? ???? ????? ???? ?? ??? ?????? ?????? ??????? ???? ?? ??????? ???????? ???????? [???? ???? . Sida loo takbiiranayo waa sidatan : ? ) ???? ????. ???? ????. ???? ???? ??????. ? ) ???? ????. ???? ????. ?? ??? ??? ????. ????? ????. ???? ???? ???? ?????. ?) ???? ????. ???? ????. ???? ????. ?? ??? ??? ????. ????? ????. ???? ????. ???? ???? ???? ?????.
5.in la badiyo thikriga allaah uuna ugu horeeyo qur’aanka kariimka ah .
6.in uu qofkii awoodo uu gowracaa udxiyada, waana camalka ugu wanaagsan oo alaah loogu dhawaado maalinta tobanaad – ciidaul adxaa .
7.qofkii doonaya inuu udxiyeesto waxaa ka reeban in uu iska jaro cijiyaha ,timaha ama uu iska xiiro laga bilaabo bilashada bisha ilaa inta uu ka qalayo udxiyada .
8.in la kaalmeeyo masaakiinta ,fuqorada,agoomaha iyo inta dhibaateesan .
9.in uu qof kasta ka towba keeno gafafkii xumaa ee uu horay u soo galay .
Ugu dambeentii walaalka muslimka ah wallaasha muslimadda ah ka faaiidayso maalmahaan fadliga badan yeesan kugu dhafiin camal wanaagsan la’aan,waxaa dhici karta inaysan dib kuu soo marin markaane aad ka qoomamooto maalmihii wanaagsanaa ee aad ka faaiidaysan weysay mar aysan qoomamo waxba kuu tareenin ! Allaah waxaan weydiisanaynaa inuu ina fahamsiiyo diinteena nagana dhigo kuwa ku dhaqma, kana faaiideesta maalmahaan tobanka thil xijah camal wanaagsan .
Ceegaag-muqdisho
Figradihiina