Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Soomaalaay ka kaca wadankeenii waala qabsaday e/iska rida dawlada dabaqoodhiga ah

Soomaalaay ka kaca, Soomaaliya malaha Dawlad, Soomaaliya malaha Baarlamaan, Somaaliya malaha Madaxwayne, Dalka waa la haystaa ee ka kaca oo ku dagaalama meel walba oo aad joogtaan.

Waxaa Shalay soo if baxay in markii uu furmay shirkii wada tashiga ee Soomaalida uga socday magaalo madaxda Muqdisho ay marqura qaylo is qabsatay ka dib markii oday kamida Ergada uu mar qudha waydiiyay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cumar Cabdirashiid Sharma’arke waxa uu yahay calanka Soomaaliyeed ee la dhaawacay ee ku xardhan golaha, sidoo kalena ku dhaganaa miiska uu fadhiyay madaxwaynuhu, mar qudha ayaa Ergooyinkii ku kaceen calamadii oo la jarjaray halka uu Xasan Sheekh Hoos eegayay Cumar Cabdirashiid ayaa ku jawaabay ajandaha kuma jirto in laga hadla badalaada calanka la’badalay.

Madasha ayaa waxaa ka dhoofay Cumar Cabdirashiid isaga oo tagay Brussels,  halka uu Xasana soo diray wiilaal yaryar madahsna laga soo saaray qodobo shir kaga kac ah.

Xuseen Fiin

Boston, USA

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply