Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maxamed Rashiid oo kamida madaxda ururka xoraynta Soomaali Galbeed ee Ogaadeeniya waxaa waraysanaya Abaadir.
Deeqshisheeye diidnay,
Danta JOWXA dhaafsan,
Dharag iyo baruuriyo,
Dooka caana buuxa,
Dalka hooyo yaala,
Oon ku dagaalamaynaa.
@@@@@@@@@@@
Kuwa duurka joogee,
Danta guud ilaashee,
Dabka noo xabaarsan,
Intay duulayaan dhegta qorigu noosuran
Hadaba dhagaysao waraysigan oo si toos ah su’aalo loogu waydiinaya masuulkaa. Halkan ka Dhagayso…….Waraysigii 60ka ee Mujaahid Maxamed Rashiid
Ceegaag.com
Figradihiina