Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kulkaani Maanta Magalada Galkacyo ay ku yeesheen Raiisul wasaraha Soomaaliya iyo Maamulyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo dhaqan Galin lahaa heshiiski dhawaan ka dhacay Magalada Gaalkacyo una Dhaxeya Galmudug iyo Puntland iyadoona Dhinac kale Kulanka Ay Goob Joog ay ka ahaayeen Sarkiisha Ciidamada Amaanka Galmudug iyo Puntland kuwaasi oo lagu amaray in ay fuliyaan qodobadii ka soo baxay Heshiiski Gaalkacyo Labada Dhinac Ay ku Gaareen.
Labada maamule ee Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir ah u sheegay in ay ka xun yihiin dhacdii shalay ka dhacay magalada gaalkacyo iyagoona ugu baaqay shacabka reer Gaalkacyo in ay Guryahoda Ku Soo Laabtaan.
Ceegaaag.com
Figradihiina