Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madasha 60ka oo ah madasha madal lagu qaadaa dhigo siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa lagu warystay Gudoomiyaha urur lamagac baxay midnimada Soomaalia Waraysigii Cabdilaahi Cali Jirad Waraysiga oo uu qaadayay Wariye Yaasiin waakan ee dhagaysi wanaagsan…Waraysigii Cabdilaahi Cali Hirad
Abdullahi Ali Hiirad wuxuu ku dhashay gobolka Shabeelaha Dhexe Degmada Jowhar, wuxuu ku barbaaray caasimada dalkeena ee Muqdisho. Wuxuu tacliinta dugsiga Hoose ku qaatay Degmada Jowhar, Dugsiga Dhexena wuxuu ku qaatay Muqdisho. Markii uu burburka dhacay wuxuu Tacliinta Dugsiga Sare ku qaatay, intii lagu jiray burburka. Wuxuu kaloo sameeyay Daraasado ay kamid yihiin.
Medical Laboratory 1997-2000. Bosaso-Mogadishu Somalia
Human Resource Manegment 2002-2004 Independent Scholar London UK .
Social and Political Philosophy 2004-2008 Independent Scholar London UK.
CCNP Voice Over IP 2008-2014. Independent Scholar London UK.
Abdullahi Ali Hiirad waa Mufakir wax ka qora waayaha iyo wacyiga dadka iyo dalka, wuxuu ka qayb qaatay kacdoono bulsho iyo isbedel doon fara badan oo dalka ka dhacay laga soo bilaabo 1993 illaa xiligan aan qoraalka sameynayo wuxuu ku jiraa isbedelo dhinacyo badan oo ay kamid tahay ERAY BIXIN ta Af Soomaaliga, Dhisme iyo koboc dhaqaalaha dalkeena iyo weliba taaba gelinta Dowlad Midnimo Qaran oo ku dhaqanta shareecada Islaamka.
Wuxuu kasoo horjeedaa marin habaabinta dadka iyo dalka iyo nidaamka Fadaralka (Federal) in dalka lagadhaqan geliyo, kaasoo uu u arko Xuduud Qabyaaladeed iyo Xaafado Qabiil oo dalka la dhex dhigayo.
Hibo Mohamed Abdi.
Xoghayaha Gaarka ah ee Abdullahi Ali Hiirad
www.hiirad.net
Ceegaag.com
Figradihiina