Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madhasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Daboolka ka qaaday wixii qudhmuunaa ee dawladeenu inoo dadasay iyo lugooyada dawlad goboleedada

Xildhibaan Jeesoow ayaa shaaca ka qaaaday in dawlad goboleedada iyaga oo aan sharci ahayn ay baarlamaan ahaan u ogolaadeen inay masiirka dalka wax ka gooyaan balse ay ku guul dareesteen inay isku raacaan wax go’aan ah oo dalka doorasho loogu qabto. Jeesoow ayaa sheegay in dastuurka lagu tuntay oo si cad loo baal maray, dhinaca kalena eedoon wayn dusha uga tuuray hogaamiyaaasha dawlad goboladeeda, isga oo sheegay in 275 xildhibaan goynta masiirka ayay u babac dhigi waayeen markaa ayaa afar hogaamiye goboleed iyo Raysalwasaara iyo Madaxwaynahiisa aan nidhi bal gooya oo ay ku heshiin waayeen iyaga oo fiirsanay dano shaqsiyadeed. Puntland  sida ay doonto ayay yeeshaa, yaa matala Somaliland ma xamar ayaa xildhibaanadeeda laga qorayaaa. Dhagayso…Waraysigii Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply