Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxamed Abshir Walde oo ku Geeryooday magaalada Nayroobi.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Allaha u naxariisto Marxuum Maxamed Abshir Walde oo xalay ku geeriyooday Nairobi isagoo 84 jir ah.  Wuxuuna kamid ahaa Soomaalida dadka ugu aqoonta, waaya aragnimada iyo kartida badan. Wuxuu hiil u ahaa aqoonyahanka & qalinleyda. Wuxuu ahaa fikrad curiye iyo maskax-maal. Wuxuu ahaa madaale xagga shaqada iyo heshiisiinta Soomaalida. Jannadi Fardowsa Allaha geeyo.

‘My deepest condolences to the family of Mohamed Abshir Walde who passed away last night in Nairobi at age 84. I worked with him for sometime and can attest to his moral compass, intellectual prowess and lengthy experience. He was a friend of intellectuals & writers. He was an entrepreneur and a thinker. He was passionate about social reconciliation. May he RIP. ?#?Condolences’Wasiirka Qorshaynta Qaranka Cabdi Caynte?.

Sidoo kale Madaxa Haayada SCERDO Jamaal Xaaji Cali iyo Shaqaalaha shabakadan Ceegaag ayaa tacsi tiitraanyo leh u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Maxamed Abshir, Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Janadii Fardowso geeyo AAMMIINN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply