Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxgaradka Degmada Horufadhi oo ka Hadlay Xaalada Nabad Galiyada ee Deegaankaasi

Reer  Horufadhi oo ka biyo diiday joogitaanka deegaanada Khaatumo ee ay iskusoo fidinayaan Maamulka Somaliland tasoo keeni doonta nabadgalyo xumo hadii aysan ka bixin Deegaaanada ay qabsadeen iyaga oo caloosha gashaday Ceegaag taasoo ilaa hada laga gaadhin wax is afgarad ah. Horufadhi ayaa laga fadhiyaa dhinacyada Taasoo ka dhigasa deegaanka ugu shisheeya ee ilaaa hada ka madax banaan Ciidamada kusoo duulay deegaanada Khaatumo.

Maamulka Somaliland ayaa wakhtigan Jiilaalka ah door biday inay dadka Dagaal galiyaa halka reer Khaatumona ay ay diyaar ula yihiin inay la wadaagaan Biyo iyo baad wixii ilaahay siiyay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply