Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wafdi Kasocda Gudida Abaaraha ee Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa Maanta Soo gaadhay Magaalada Hargaysa Iyagoona Sida Deeq lacageed oo ay dawlada Dhexe ugu Talagashay Maamulka Somaliland dadka Kunool ee Ay abaaruhu Saameeyeen Waxa Kadhex Muuqatay wafdigas Gudomiye Kuxigeenka Ururka Hawenka Qaranka Marwo Anab Hassan Elmi, iyo Sheekha wayn ee Nuur Baaruud Gurxan.
Ceegaag.com
Figradihiina