Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Garaad Jaamac Garaad Cali oo siiyay waraysi warbaahinta Widhwidh online ayaa sheegay in shirkii Garoowe uusan qusayn deegaanada Khaatumo sidoo kalena ku eedeeyay in uu maamulka Puntland aysan wax cadaalada aan lagu tuhmayn sidoo kale Garaadka ayaa sheegay in lays dhici karo laysna boobi karo balse aysan ka maamul ahaan aysan waxba ku falayn Xildhibaano lagu xulo Garoowe, isaga oo ku eedeeyay beesha 6aad in ay duudsiyaan reer Khaatumo iyaga oo maanta markhaati ka ah colaada ay ay beesha caalamku u qabaan reer Khaatumo ay tahay mid kutalo gal ah hadii ay tahay mid ay u dhacaan Puntland ama ay kusoo hubeeyaan Somaliland balse reer Khaatumo way u dhabar agadyihiin Midnimada iyo Sharafta dadka Soomaaliyeed.
Garaadka ayaa ugu baaqay in deegaanada Khaatumo laga Xoreeyo Maleeshiyaadka Somaliland iyo Horgaladooda, Waxaa Garaadka Hadaladiisa kamid ahaa…. Garaad Jaamac Garaad Cali
Ceegaag.com
Figradihiina