Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Sheekha ayaa sheegay in Soomaaliya ay badbaadiyeen Daraawiish oo Soomaaliya Yuhuuda ladajin lahaa balse maanta aysan haysanin dadmaanta iska dhiciya Oromada iyaga oo sumeeya Qudaarta sidoo kale. Culimada Soomaaliyeed ee Boosaaso ayaa qeylo dhaan xoogan ka muujiyay Oromada aad ugu soo badanasa deegaanka Boosaaso. Sheekh Daahir Aw-Cabdi ayaa sheegay in uu nadartu ahaa Oromada iyagoo Wiilal iyo Gabdho ah ay isku fuushan yihin biyaha bada.
Ceegaag.com
Figradihiina