Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xalay iyo doodii madasha 60ka:Maxaa ka hortaagan Dawlada Puntland inay isgarabtaagto Maamulka Khaatumo sida Xamar u garab istaagtay Maamulka Galmudug

Dooda waxaa dhaxdhaxaadinayay Wariye Farxaan Axmed Nuur (Sugaal) isaga oo si dhexdhexaadnimo ah Su’aalo dadka maskaxdooda ka guuxayay ku garaacay ka qaybgalayaashii dooda oo kala ahaa

1. Afhayeenka Khaatumo ee Waqooyiga Ameerika:  Saleebaan Xaaji Maxamed Cilmi Samatar (Saleebaan Waji Xaad)

2. Gaashaanle Sare,  Duuliye: Maxamed Ahmed Xirsi(Cawil)

3. Aqoonyahan, Cismaan Axmed Sheekh Maxamed Isxaaq

4. Aqoonyahan: Cabdi-Mahad Siciid Cali Kower.

Hadaba Dhagayso doodii oo dhamaystiran……Doodii Khaatumo iyo Puntland

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply