Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da ay Degmada Ceegaag

Degmada Ceegaag oo mudooyinkani ay ka socdeen ducooyinka Eebe looga baryayo Roob-doonka ayaa maanta ka da’ay Roob lagu diirsaday oo guud-ahaan Degmada  laga dareemay,iyadoo Shacabka magaaladda Alle u mahad-celiyay Masaajidyadana ka duceynaya.

Magaaladan oo bilihii lasoo dhaafay kusoo jabeen xooladhaqato iyo reermiyi farabadan oo deegaanadii ay degenaayeen abaari kasoo barakicisay, qaxootoyadaa dul hoganayay magaalada Ceegaag oo tiradooda boqolaal dusha udhaafay ayaa siwanagsan magaladan loogu soo dhaweeyay loona fasaxay ceelasha iyo Baraagahaba lana tusay derisnimada iyo islaanimada waxa ay tahay inaan laga nafjeclaysan dadka degaanka waxay qabaana laqabaan waxaa xaqiiqa ahayd marag madoonta ah inay marar badan kamahadceliyen soo dhawaynta loosameeyay somali oo dhami haday sidaa yeeli lahaydna dhibaatada waa laga bixi laga waxaanu orankara siduu alalaba inoo sheegay markaad isu samafashan oo isu naxarisatan anigana waan idiin naxariisan hadaba waa taa hoodhay naxariistii eebe. Alxamdululaah Alxamdulilaah.

Deeganadakale ee somaliyed ee abaaraha kajiraana waxaan Alle uwaydiinaynaa naxariistiisa inuu ushubo Amiin Aamiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply