Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afhayeenka Khaatumo oo kashifay shaqsiyaad Lacago ay ku khalkhalinayaan amaanka Buuhoodle kala yimid Puntland

Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa dhaqdhaqaaq ciidamo ka sameeyay kooxo wax magarato ah kuwaasoo xoogaa kharash ah looga soo diray maamulada Hareeraha, Hadaba Madaxda maamulka Khaatumo ayaa iyaga oo ka hadlaya arintaa waxay uga digayaan shaqsiyaadkaa inaan laga aqbali doonin inay ka qabyaaladeeyaan deegaanada Gobolka Cayn. Dhinaca kale magaalooyinka Ceegaag iyo Widhwidh ayaa waxaa wali ku sugan ciidan maleeshiyaad kasoo jeeda maamulaa Somaliland.

Waxaa isasoo taraya warar been abuura oo lagu khakhal galinayo deegaanada Khaatumo kuwaasoo ah in maamulka Puntland uu doonayo inuu soo celiyo ama la wareego Gacanku haynta magaalada Laascaanood. tasoo kadhigan curyaankii yidhi waynu soconwayne e aynu AALAMIITEENO.

Doowo Somali Channel….

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply