Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad lagu soo dhaweenayay Hooyada Halganka ONLF Bishaaro Wacdi oo ka dhacday Jaamacada UM Boston

Boston (May 01, 2016) Magaalda Boston ayaa lagu qabtay Shir aad u wayn oo lagu taageerayay Jabhada Xaq u dirirka ah ee ONLF siiba waxaa shirkan lagu soo bandhigay tacadiga Qawmiyada ABSIINIYAAN ku, ku hayaan shacabka hoosjooga gumaysiga Tigree Amxaaraha ah, siiba qaymiyada Soomaalida Shirkaan waxaa qudbad dhiiga dadkii ku karisay ka soo jeedisay Hooyada Halganka ONLF Bishaaro Wacdi.  Bishaaro ayaa hadalkeeda ku bilowday waano iyo dhiiro galin, Kadibna hadaladeedii ku furfurtay Maahmaah da Sarintii kuu muuqata ayaa siliceedu ku dhibaa kadibna ka warantay sida dadka loo soo qabqabto iyo sida dadka loo jidh dilo, iyo sida loola dhaqma dadka waxaana hadalkeeda ka mida (Hadalka waxaa ku jira mid dhibi kara dadka qalbiga jilicsan. Daawo….

Ha u daymo La’aan shirkaa qaybihiisa kala duwan oo tafatirid ku socota goor dhawna Ceegaag aad ka daawan doontid. IINSHaA ALAAH

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply