Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madasha 60ka oo ah madal had iyo goor lagu falanqeeyo siyaada Soomaalida hadba waxa ka cusub maalintaa ayaa waxaa lagu waraystay goor dhaweed godoomiyihii hore ee maxkamada sare Soomaliya Abukaate Caydiid Cabdilaahi ILko-Xanaf.
Ilko-Xanaf ayaa ka gaab saday inuu eedayn dusha uga tuuro sida sharcidarada ah ee qareen ahaan loo casilay iyada oo ay wakhtiga doorashada ka dhiman tahay 4 bilood oo kaliya tasoo ah mid aan sharciga waafaqsanayn, balse Abuukaataha ayaa iska diiday inuu arintaa eedeeda dusha u saaro madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku eedeesan jabinta sharciga dalka.
Abuukaate ILko-Xanaf ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed in lagu fara adaygo midnimada sidoo kalena sharciga lagu heshiiyo ee dalka xeer u noqda isna aad loogu fara adaygo oo sharciga lawada ilaaliyo shacab iyo dawladba. Dhagayso waraysigaa.Abukaate Caydiid Cabdilaahi ILko-Xanaf
Ceegaag.com
Figradihiina