Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xuska Maalinta Nadaafada reer Khaatumo ee 18 May oo si wayn looga xusay deegaanadaa

Maalinta Nadaafada ay u asteeyeen dadyowga u taagan midnimada Soomaaliya maadaama ay dad maalintaa u asteeyeen inay kala jaraan Hashii Maandeeq, ayaa sanadkan siwayn looga xusay deegaanada reer Khaatumo.

Xuskan Qashin iska nadiifinta ah ayaa rabshado uga jawaabeen qolooyinka soo muqaawilaystay Ciidamada Maamulka Somaliland, taasoo keentay dhaawaca iyo dhimashada dad rayida oo ku sugnaa Laascaanood.

Dadka dhibkaa gaystay ayaa lagu diiwaan galiyay buuga buluuga ah ee reer Khaatumo iyada oo dacwada lagaga furi doona dalka gudihiisa iyo dibadiisa Cadaaladana lagu fulindoono.

Deegaanada sida aadka uga Faa’ideestay 18 May  ee aadka loo nadiifiyay waxaa kamida, Laascaanood, Buuhoodle, Ceegaag iyo dhmaan deegaanada kale ee Khaatumo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply