Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

M/weyne Xasan Sh oo Hadalkii Ku Dhagay Jawaabna u Waayay Su’aalo Wiil Dhalinyaro ah Weydiiyay

Barnaamij gaar ah ayuu madax weynaha soomaaliya Mudane Xasan sh Maxamuud Xog kaga qaadanayay Dhalinyarad ku nool magaalada muqdisho kuwasi oo su’aalo aay weydiiyeen kaga jawaabayay . Madaxweynaha ayaa su’aalaha la weydiiyay qaarkood Jawaab fiican ka bixin waayay isagoona Qaarkalana Jawaabo haboon kagag shaafiyay dhalin yaradii. 3-su’aal oo uu weydiiyay wiil dhalinyaro ah oo maskaxdiiso furan tahay ayaa Waxaa aay kala ahaayeen sidaan.

1:Madaxweyne Idinkoo ilmihiina aay Jiraa kuna nool yihiiin Nolol heersaro ah Dalalka Qarada yurub & Ameerika in aad anaka na dhahdaan DALKA jooga mac qool mahan,Hadii Caruurtiina aay Dalka ila joogi lahaayeen Waan ku qnaacsanaan lahaa Hdalkiina oo waan joogi lahaa.

2:Hadii baasaboorka soomaaliga uu ahaan lahaa mid aan inta dalkaan rabo ku tago ama aan ku tagi karo maxaan USA & canaad ku falayaa oo intaan 5 day soo dalxiiso dalkeyga ku soo laban lahaa Lakiin Uganda oo ah wadanka noogu dhaw ayaanba si nadiif ah ku aadi karin.

3:Shaqooyinkii Waxaa lagu Xiray dhalin yaradii Luuqadaha Amxaariga & Sawaaxiliga “ILAAHBAAN KUGU DHAARSHEE Madaxweyne anaka Amxaaro miyanahay mise kenyaan taasi soo mahan in wax laga qabto.
Halkaan ka Daawo su’aalaha Wiilka iyo Jawaabah uu Madaxweyne Xasan sh ka bixiyay .

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply