Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dhibaatadan oo muddo dheer soo jiitameysay ayey dowlada Koonfur Afrika weli ku guuleysan inay wax ka qabato.
Ganacsatada Soomaalida ayaa sheega in weerarada lagu qaado xarumahooda ay marar badan keentay dilka muwaadiniin Soomaali ah, mana jiraan dad loo qabtay inta badan dilalkaasi ay geystaan burcad u dhalatay wadankaasi.
Falalkan burcadnimo ee saameynta ku yeeshay ganacsiga Jaaliyada Soomaalida ee Koonfur Afrika ayaa la xariirta shaqo la’aanta baahansan ee ka jirta wadankaasi. Hoos ka daawo warbixintii ugu danbeysay ee telefishinka wadankaasi ka diyaariyey Soomaalida ku dhaqan magaalada ugu weyn ee Johannesburg.
Ceegaag.com
Figradihiina