Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
LIFAAQA I:
Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka
Waqtiga
|
Hawsha
|
Mas’uuliyadda |
June 2016
(Ramadaan)
|
24-ka June
Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda jira.
|
Madasha Hogaanka Qaranka (MHQ) |
24-ka June
Dhameeystirka, magacaabista iyo kudhawaaqidda Guddiyada doorasho ee heer Federaal (GFHDD) iyo heer dowlad goboleed (GDGHDD)
|
MHQ | |
24 ka June – 1-da July
Magacaabista Gudiga Xalinta Khilaafaadka iyo Dhameeystirka hannaanka xallinta khilaafaadka
|
MHQ | |
26-29 – Ka June
Tababarka guddiga GFHDD iyo GDGHDD |
IESG (UN) | |
30-ka June
Guddiyada GFHDD iyo GDGHDD ayaa billaabaya wacyigelinta dadweynaha ololaha doorashooyinka 2016.
|
GFHDD iyo GDGHDD | |
8-da July Guddiyada SEITs ayaa laamaha fulinta dowlad goboleedyada federaalka ugu yeeraya inay murashaxiin u soo magacaabaan Aqalka Sare. |
GDGHDD | |
`8-da July
Guddiga GDGHDD ayaa Odey Dhaqameedyada ugu yeeraya inay soo xulaan ergooyinka doorashada.
|
GDGHDD
|
|
Soo gudbinta/magaacibadda murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare.
|
Laamaha Fulinta ee Dowlad Goboleedyada | |
9-10-ka July:
Guddiyada GDGHDD ayaa diwaangalinaya xubnaha murashaxiinta ee u tartamaya Aqalka Sare.
|
GDGHDD
|
|
10-13 Ka July
Odey dhaqameedyada waxay diyaarinayaan liiska ergooyinka cod bixiyeyaasha ayagoo tix gelinaya kuraasta sida gaarka ah loogu asteeyay ee loo qoondeeyay haweenka iyadoo la raacayo habka ay ogolaatay Madasha Hogaanka Qaran (ugu yaraan 30% Aqalka Hoose).
|
Odayaasha Dhaqanka
|
|
10-ka July
Dejinta habraac iyo arrimo farsamo (oo ay ka midyihiin shuruudaha murashaxmimada, diiwaangelinta murashaxiinta, xarumaha codbixinta, waraaqaha codeynta, kormeerka doorashada, wacyigelinta dadweynaha iyo ololaha).
|
GFHDD | |
14-15 ka July:
Dhegeysiga khudbadha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare.
|
Baarlamaanada Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka
|
|
15-ka July
Kulanka Madasha Hogaanka Qaran ee lagu oggolaado:
|
MHQ | |
LUULYO
(Ramadaan/ Ciid) |
1-16-ka July
Soo xulidda ergooyinka doorashada
|
Odayaasha Dhaqanka
|
16ka July
Soo gudbinta iyo hubinta liiska kama dambeeysta ah ee ergooyinka
|
Odayaasha Dhaqanka
Iyo GDGHDD |
|
16-23-ka July Guddiyada GDGHDD ayaa dib u eegid ku sameynaya qaybaha ay ka kooban yihiin ergooyinka doorashada kana eegaya in loo wada dhanyahay (dhallinyarada, bulshada rayidka, ugu yaraan 30% haween ah) |
GDGHDD |
|
16-19 ka July:
Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Sare iyo ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka.
|
Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka | |
20-ka July:
Codeynta Aqalka Sare (oo hal maalin kawada dhacaysa dalka), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Sare.
|
Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka | |
27 July: Doorashada godoonka aqalka sare ee baarlamaanka
|
Aqalka Sare ee Baarlamaanka | |
22-30-ka July Asteynta iyo diyaarinta xarumaha codeynta doorashada Aqalka Hoose ee ku yaalla caasimadaha dowlad goboleedyada federaalka iyo magaalada Muqdisho.
|
GDGHDD
|
|
25-ka July
Xubnaha ergooyinka doorashada ayaa lagu wargelinayaa in la soo xulay waxaana loogu yeerayaa inay ka qaybqaataan codeynta kuraasta Aqalka Hoose.
|
GDGHDD | |
AGOOSTO 2016 |
2-7 August: Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Hoose iyo bixinta ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka.
|
GFHDD |
7-12-ka August: Imaanshaha iyo Wacyigelinta ergooyinka codeynaya , soo jeedinta khudbadaha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka |
GDGHDD | |
13-20-ka August:
|
GDGHDD iyo GFHDD oo midba shaqada uga jira halka uu ka leeyahay | |
21-30-ka August: Doorashada guddoonnka Aqalka Hoose ee Barlamaanka
|
SEBTEMBER 2016
|
1-8-ka ka September
Olalaha Murashaxiinta Madaxtinimada
|
10-ka September
Doorashada Madaxweynaha JFS |
Figradihiina