Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waftigii Somaliland ee Kililka Tagay iyo waxii ay kala kulmeen ‘Faraha kala baxa arimaha Gudaha ee DDSI’

Waftiuu hogaaminayo wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Gaadhay shalay magaalada Jigjiga ee xarunta DDSI. Waftigan ayaa si yasmo leh waxaa usoo dhaweeyay Ina ilay, oo dawlada Itoobiya wakiil uga ah deegaanada Ogaadeeniya ee ay qasabka ku haystaan.

Waftigan ayaa ka cabanaya gaboodfalyo loogaystay shacabka ay hebwadaagtayihiin Somaliland ee ku dhaqan deegaanada Ogaadeeniya, kuwaasoo gaboodfalyadii DDSI soogaadheen bilihii tagay. Warar sugan oo aan kahelayno Jigjiga ayaa sheegaya in loo sheegay waftigan Somaliland inay faraha kala baxaan arimaha DDSI.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply