Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxay Ka ogaayeen Sirdoonka Turkigu inqilaabkii Dhicisoobay

Saacada markey eheyd 4:00 galab nimo maalinta 15 bisha july sirdoonka Turkiga waxey dhageysten hadal laga shakiyay kaas oo u dhaxeyay Shaq siyaal iyo hogaa miya yaal Ciidan, malaheyn madaxa sirdoonka Hakaan Fidaan amar uu kula socdo dhaq dhaqaaqa ciidamada qalabka sida si toos ah ayuu u dha qaaqay.
4:30 asiga oo aday hoogaanka sare ee ciidanka asiga oo la kulmay hogaamiyaha Ciidamada Jeneraal Quliisi Akaar waxuuna u sheegay waxii jiray intii uu joogay taliyaha ciidanka sordoonka waxuu wacay caawi yihiisa iyo taliyaha sir doonka ciidamada laakin 2 qofood waxey ka mid ahaa yeen kuwa la socday af gambiga waxeyna in kireeyn wax dhaq dhaqaaq ah oo ciidamada xooga ku saab san in ey san jirin wuu baxay Haakaan fidaan Taliska ciidanka xooga waxuuna aday xarunta Qeybta sir doonka ayuuna fariistay waxa uuna la socday arinka markii ey Af gambiya yaasha ogaa deen in uu shaki jiro dhanka sir doon ka ah waxey qorsha- hoodii ka hor dhaceyn 6 saacadood waxeyna amreen in dhaqsi loo dha qaaqo 8:00 fiid nimo sirdoonka waxey ogaa deen in uu wadanka af gambi ka jiro is la da qii qadii ayey waceyn
taliyaha ciidamada 1aad jinaral Amuud dindaar waxeyna ka cod sadeyn in uu ku garab siiyo af gambiga kama uusan diidin ee waxuu ka cod saday in ey waqti siyaan markii uu talefanka ka dhigay 8:30 waxuuna si toos ah u wacay Madaxweyne Erdo?an waxuuna u faah fahiyay sidii ey wax u jireen waxuuna ka codsaday in uu ka tago goobta uu daganaa ee Mar maris uuna aado istanbul si uu ugu bad baado is la daqiiqadi guda heeda madaxweyne Erdo?an waxaa soo wacay madaxa sir doonka Hakaan fidan una sheegay in af gambi uu jiro waxuuna ka cod saday in uu shacabka la hadlo xarumaha sir doonkana waxuu amar ku siiyay in ey difacaan kuwa af gambiga wado lana dagaalaan ilaa ey ka dhintaan waxaana is ku xerka waday Taliyaha ciidamada guud iyo taliyaha sirdoonka sidii diyaarada madaxweyne Erdo?an ay si nabad ah istanbul ugu soo dagi laheyd Taliyaha sirdoonka ayaa madaxweyne Erdo?an ka cod saday diyaaradiisa in uusan racin ee uu raaco mid shacab 2 diraarad oo kale oo shacab eh hal mar wada duulaan si loo qaldo Taliyaha Ciidamada waxuu kiciyay 2 diyaaradaha dagaalka ah si 2 diyaarad oo nuuca dagaalka f16 ah oo ay wateen kuwa wax af gambiyay uga difaac diyaarada madaxweynaha
12:00 saq dhaxe ayaa TV dowlada sheegay in wadanka la af gambiyaya daqiiqado kadib madaxweynaha ayaa ka soo muuqday Tv gudaha ah asiga oo shacabka ka cod saday in ey is ku soo baxaan dii muqraadi yadana difaa caan diyaa rada madaxweyne Erdo?an ayaa saacad iyo bar dul ware geysay hawada istanbul ilaa booliska iyo shacabka eey garoonak ka qabsadaan madaxwey na hana ku soo dhaweyeen waxaa soo muuqday madaxweyne Erdo?an
dadka dhaxdooda 1:30 16 july garoonak istanbul dhaxdiisa mara kaas kadib 2:30 ayaa ciidamada sir doonka sheegeyn in uu fashilmay Af gambigii

 

Tarjumidii

Abdul Aziiz Mahmoud Kulmiye
?#?Brussel_Belgium?

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply