Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wararka aanu ka helayno degmada Ceegaag ee gobolka Cayn ayaa sheegaya in Horgalo degaanka ka soo jeeda isku dayeen shalay makhribkii in ay si tuugo ah uga bilaabaan diiwaangalin-ku sheega maamulka Soomaalidiidka ee Hargaysa. Horgalladaas oo si dhuumasho ah uga soo galay magaalada dhinaca Habriheshay ayaa caruur kaga soo qaaday mobile uu lahaa horgal Adan Cabdilhi oo wasiir ku xigeen ugu magacaaban Soomaalidiidka. Ciidamada Khaatumo iyo dadwaynaha degaanka Ceegaag ayaa markay ogaadeen tuugadaas weerar ku qaaday goobtii caruurta lagu soo ururuyiyay halkaasna ay ku kala caydhiyeen caadaqaatayaashii siday sanaadiiqda.
Horgalada magaalada ku sugnaa oo uu Aadan Amiin lasoo sameeyay Xidhiidhka oo uu ku jiray nacab u adeegayaasha kala ah Cabdi Jaamac Gaydh, iyo Qoobjalow ayaa hada ku dhuumaalaysanaya guryahoodii iyada oo wacad lagu maray in magaalada lagu qaawindoono maxkamadna la saari doono. Qaar kamida wax garadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta hoos ka dhagayso…
Faahin Arintaaku saabsan
Figradihiina