Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shacabka laascaanood ayaa ugu danbayn ka gilgishay Diiwaangalinta iyo dilalka aan dhamaadka lahayn ee lagu hayo shacabka magaaladaa taasoo maanta keentay in ay ugu danbayn dhagax kaga saaraan maleeshiyaadka daaduunka ah ee lagasoo daabulay Somaliland.
Waxaa nasiib daro ah inay shacabka Khaatumo daawanayaan dhibka ka jira Laascaanood iyagaoo haysta hub u dhigma kan ay maleeshiyeedka Somaliland ku xasuuqayaan dadkooda.
Hubkaasoo la ogyahay inay Dhulbahantuhu iyagu isku haystaan balse lagala quustay inay heeryada SNM isaga tuuraan.
Daawo Maanta iyo LA
Ceegaag.com
Figradihiina