Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho Nov 15, 2016 (ceegaag) Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo soo saaray warqad uu ku duudsiyay xuquuqda saami qabsi ee reer Makhtuum ka heleen awood qaybsiga aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa waxaa canbaareen aad u xoogan dusha kaga tuuray iyagoo waliba wax kama jiraanba ku tilmaamay go’aankaa waxgaradka reer Makhtuum ee ku sugan Muqdisho iyaga oo ka hadlay arintaana waxay yidhaahdeen.
Ceegaag.com
Figradihiina