Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Boston, Nov 16, 2016(Ceegaag) Wararka ka imanaya magaalada Boston ee cariga maraykanka ayaa waxaa ay sheegayaan in halgamaagii waynaa ee reer Ogaadeenya DOOLAAL uu gaadhi ku jiinay meel u dhaw gurigiisa. oo ku yaala xaafada Roxbury.
Goobta uu shilku ka dhacay ayaa ah goob hilaadii lababaqol oo dirac u jirta xarunta ciidmada amaanka. balse waxaa wax laga xumaada ah, xumaanta ka buuxda ciidamada amaanka ee reer Boston iyaga oo ku tilmaamay Adeer Doolaal “Haweenay” ah kadib markii uu ku labisnaa cimaadam, macawis iyo Shaati.
Ila ee ga sida ay warka u tabinayaan iyada oo aan ilaa hada lagaranayn, in gaadhiga kas loogu dhurtay iyo in kale….. Colaada loo qabo dadka Islaamka ah ayaa si cad loola soo if baxayaa baryan danbe wadankan Maraykanka ilaa iyo intii madaxwaynenimada loo doortay maalqabeenka Trump.
Bal nala eega in ta war ee aan waxba ka jirin ee la faafiyay si loo danbabaso waxa ku dhacay Adeer Doolaal…He is A man not a woman, and Freedom Fighter for the Somali communites in Boston and trough out the wold.
http://www.necn.com/news/new-england/Pedestrian-Crash-Boston-Police-401460265.html
http://www.fox25boston.com/news/woman-struck-by-car-in-boston-/467745092
A pedestrian suffered life-threatening injuries Wednesday when she was hit by a car near Roxbury Community College.
One woman was hit by a vehicle around 6:20 a.m. on Columbus Avenue near Malcolm X Boulevard, Boston police said. She was taken to Brigham and Women’s Hospital for treatment.
Images from the scene shows the area is surrounded in crime scene tape and an accident reconstruction team is working on the roadway. Articles of clothing and evidence markers were strewn throughout the left lane.
The accident reconstruction team was also seen testing the brakes on a white Chrysler sedan involved in the crash. The car had a cracked windshield.
Ceegaag.com
Figradihiina