Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”
Waxaa magaalada Jig-jiga ee dalka Ethiopia ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Ciise oo ka mid ahaa wadaadada ugu magaca weyn gobolada waqooyi iyo deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Sheekh Maxamed Ciise ayaa ku caanbaxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl.
Hadaba waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa reer Maxamed Ciise iyo reer Aw-aadan magan anagoo uga tacsiyeynana geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Sheekh maxamed Ciise oo ku geeriyoodey magaalada Jig-Jiga.
Sidoo kale bahda Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya qoyska reer Maxamed Ciise iyo reer Aw-aadan magan iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.
Figradihiina