Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Salaan iyo mahadcelin ay hawada sigaara ugu soo marinayaan Umulkhayr Cali Cawl iyo Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Cali iyaga oo u mahad celinaya dadkii kasoo qayb galay Arooskooda siiba reer Boston sigaarana ugu mahad celinaya Marwooyinka ISJECEL oo si wayn uga qayb galay Arooska oo ka dhacay Sabti, bisha Rabiical Awal [Mawliid] 18, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan December 17, 2016 ee tariikhda Milaadiga—arooskoodu si habsami leh uga qabsoomay magaalada Manassas, Gobolka Virginia, USA.
Waxaan idinleenahay aad iyo aad ayaad u mahad santihiin waxaana u mahad celinanaa ILAAHAY oo guryihiinii idinku nabad Celiyay. Salaan Gaara Habaryar Fardowso Suldaan, Sahro Warfaa, Luul Dhuux, Naciimo Yuusuf.
Waxaa kale oo mahadcelin aan lasoo koobi karin ugasoo diranaa Bermuda oo aan hada ku suganahay reer Guray Xaaji Xaashi oo si wayn noo garab istaagay dhinac walba, Reer Ahmed X. Hirad, Cismaan Cabdullaahi Cali Abokor oo ka yimid Somalia, Riyaad Faarax Cali Cadmeed, Faiso Faysal & Ogeydeeda C/wali, Mohamed Abdi Aw-aaden, Asad Jaamac Biindhe, Reer Faysal Warfaa, reer Cabdi Cali Caateeye iyo inaadayrtayo Khadro Cumar, masoo koobi karno dadka tirada badnaa ee sida wayn ugasoo qayb galay Arooskayaga.
Waxaan kaloo si gaara ugu mahad celinaynaa Jeneral Boodhe, Maxamuud Gaas, Mataan Cali Abokor iyo Siciid Cali Abokor oo nooga yimid Charlotte North Carolina.
Umulkhayr Cali Cawl iyo Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Cali
Figradihiina