Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa caasimada dalka ee Muqdisho ka dhacay weerar waxashnimo ah oo dad u adeegaya cadawga umada Soomaaliyeed geesteen, kuwaasoo xaga saanta inagala mid ah ay ka fuliyeen goobaha shacabka iyo udeegayaasha shacabku ku sugan yihiin, iyaga oo kii ugu danbeeyay ku gumaaday birmo-gaydadii shacabka tasoo tusaale u ah axmaqnimada ay dadka kula dhex hulaaban yihiin.
Hadaba nala dhagayso qaarkamida mudanayaasha Madasha 60ka oo ah goob lagu gorfeeyo talada geedi socodka qaramaynta dalkii hooyo ee Soomaaliya… Dhagayso…..Waraysigii mudanayaasha Madhasha lixdanka(60ka)
Ceegaag.com
Figradihiina