Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa yidhi mar uu barta warisgaadhsiinata ka lahadlayay shacabka ‘Waxaan Madaxtooyada kulan kuwada qaadannay Madaxweynihii hore ee JFS mudan Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS mudane Maxamed Cismaan Jawaari waxaanna ka wada hadalnay xaaladda dalku marayo’. hadaba nala daawo sawirada kulankaa.
Ceegaag.com
Figradihiina