Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Goordhow nasoo gaaray qabiilada ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya oo gaaraya 26 iyo Hal Wasiir ku xigeen.
Marka loo fiiriyo Qaabka ayaa waxaa ay umuuqataa in Beelaha ay qaab cusub uheleen xilalka wasiirada
Hoos ka AKhri Wasiirada oo dhan
Beelaha Shanaad
1- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, Beesha Jareer Weyne, Shiidle.
2- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Yaxar)
3- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka, Beesha Shanaad, Reer Xamar.
4) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, Carab Saalax,
5) Xil. Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Gendershe
DAAROOD
1- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Leelkasce
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
3- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, Daarood, Warsangeli.
4- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Dhulbahante)
5- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Ogaadeyn, Cawilyahan
Beesha Hawiye:
1- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hawiye, Habargidr, Ceyr
2- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Baadi Cadde.
3- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Abgaal , Harti , Obokar )
4- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, Abgaal, Wacbuudhan, Daa’uud.
5) Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Gaaljecel.
6- Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, Xawaadle
DIR
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale
2- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, ( Godo-Biirse)
3- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Isaaq, Habar Jecle.
4- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, Dir, Surre
5) Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal
6) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, Isaaq, Habar Yoonis
Digil iiyo Mirifle
1- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)
2- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)
3) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta/ Hadamo.
4) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.
5) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda/ Dabare
Figradihiina