Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo booqasho ku tagay DJabuuti

Madaxwaynaha Soomaaliya oo booqsho ku tagay Dhulka Soomaalida Jabuuti ayaa sidiiran loogusoo dhaweeyay halkaa madaxwaynaha oo ka hadlay habmaamuuskii loo sameeyay ayaa waxa uu yidhi..’Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay marnaba nagama aysan seexan walaalaha Jabuuti, shacab iyo xukuumadba, Abaalkaas marnaba ma hilmaami doonno.’

Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa kasoo baqoolay Boqortooyada Sucuudiga isaga oo halkaa kula kulmay madaxwaynaha dalka Maraykanka oo uu casuumad kaga helay inuu booqdo Aqalka Cad ee looga aramiyo dalkan USA.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply