Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo bishii Barakaysneed ee Ramadaan Soo gabogaboobaso ayaa waxaa fooda inagu soo haya Sadex waajibaad oo kala ah bixinta 1. Sakaatul Fidrida, 2. Oogida Salaada IID, iyo Tagbiirta Maalmaha IIDa ee la’la Jahrayo.
Hadaba nala daawo Salaadii jimcaha oo arintaa uu dadka xasuusiyay Sh. Muuse Ashcari.
Ceegaag.com
Figradihiina