Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkii Madaxda Maamulka Khaatumo uga socday Caasimada Dalka ee Muqdisho oo lagu radiyay Cali Kahliif

Madaxda Maamulka Khaatumo oo baryahanba shir uga socday caasimada dalka ee Muqdisho ayaa ganafka lagu dhuftay gabi ahaanba heshiisyadii uu Cali Khaliif la galay Maamulka Somaliland.

Cali Kahliif ayaana wali laga qaadin xasaanada Maamulka Khaatumo balse lumiyay Kalsoonidii shacabka Khaatumo, Dhinaca kale waxaa isna Qiyaano Qaran gaystay kadib markii uu saxeexay Heshiiska Cali Khaliif iyo Maamulka Somaliland Maxamuud sh. Cumar.

Hadaba Nala daawo go’aanadii ka soo baxay shirkaa.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply