Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali oo ugu Baaqay shirka Buuhoodle in uu noqdo mid lagu saxo maamulka Khaatumo ee aanu noqon mid lagu dumiyo

Madasha lixdanka (60ka) oo ah goob lagu falanqeeyo faaqidaada siyaasada Soomaalida ayaa waxaa lagu waraystay Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali isaga oo si tafatiran uga hadlay shirka kusoo gabogaboobay Caasimada Muqdihso iyada oo loogu balamay caasimada gobolka Cayn ee Buuhoodle. Dhagayso..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply