Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynihii Khaatumo Galaydh iyo Gudoomiyii Baarlamaanka Maxamuud Sheekh Cumar oo xilalkoodii laga xayuubiyay

Ka dib saakadii hore markii ay xildhibaano 12 ah oo ay ku jiraan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenada Khaatumo ay kooramka ku buuxsadeen dad aan xildhibaano ahayn kadibna ay xilka ka xayuubiyeen Madaxwayne ku xigeenkii maamulkaa ee Khaatumo ayaa Xildhibaanadii diiday inay xaadiraan Mooshinkaa saaka dhacayay si aan kooram loo helin ayaa waxa ay iyaguna shirku qabteen madaxtooyada maamulka waxayna u doortay Gudoomiye ku xigeen hore oo Baarlamaanka Khaatumo isna laga casilay labo sano ka hor Gudoomiyenimada, balse xildhibaan Khaatumo ah,  waxay dabadeedna xilkii ka qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeena diisa, iyaga oo tiradoodu gaadhasay 23 Xildhibaan oo xildhibaanadii maamulka Khaatumo ah.

Dhagayso warbixntan oo aan ka min guurinay Wariye Sadaam Cabdulaahi oo lagu waraystay madasha 60ka…

Kadibna waxay mooshin ka keeneen Dr. Galydh oo ay isna ka xayuubiyeen xilkii Madaxwayne nimo ee Khaatumo, Shacabka Khaatumo siiba kuwooda ku sugan Buuhoodle ayaa Taageeradooda kula ag dhacay Madaxwayne ku xigeenka maamulkaa Cagalule, Arinka siyaasadeed ee maamulkaa Khaatumo ayaa cakiran balse amaanka magaalada Buuhoodle ayaa ah mid aad u sugan jawi deganaasho ahna ka muuqdo.

Naladaawo Miishinkaaa xilka lagaga qaaday Dr. Galaydh iyo Gudoomiyiihii Khaatumo Sheekh Cumar.

Madaxwayne ku xigeenka oo soo dhaweeyay xilka qaadidaa isna daawo

Mardhow filo waraysiga wariye Sadaam Cabdullaahi oo kusugnaa goobta oo madha 60ka lagu waraystay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply