Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”
Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Harta Sheekha ee Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Allaha u naxariistee Abdixakiin Cali Wadaad waxaan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso ALLE ha kawaraabiyo. AAMIIN
Sidoo kale Dhamaan Bahda Ceegaag.com Ayaa tacsi u diraya qoyska Reer Cali Wadaad geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Abdihakiin Cali Wadaad waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN
Figradihiina