Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo uu bilowday sanadkii cusbaa ee Islaamku 1439 ayaa waxaa waxaa qudbadii Salaada Jimcada Lagaga hadlay muhiimada uu u lahaa markii uu bilaabanayay Taariikhda Sanadka Islaamka, Waxaa Hijrooday 70 tameeyo Asxaabta iyo Rasuulkii ALLE, iyaga oo ka hijrooday Maka oo islaamka lagu ciqaabay waxayna u Hijroodeen Madiina, Asxaabada oo koox koox yar u kala Hijrooday ayaa taagay dawlad Islaama markii ay gaadheen Madiina, balse muhiimada ay u leedahay Safarkaa ay galeen 70tameeyo Ruux iyo Rasuulkii Ale waxaa lagu sargooyay Taariikhda Umadan. Daawo
Ceegaag.com
Figradihiina