Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Shalay abaarihii 3:30PM saacada geeska Afrikada Bari ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho qarax ay soo maleegeen Khawaarijiinta Al-shabaab iyaga oo ku gumaaday shacab sidii caadada u ahayd. Balse Gumaadkan ayaa ah kii ugu ba’naa ee abid ka dhaca Caasimada Magaalda Muqdisho.
Hadaba Madasha 60ka oo ah madal lagu falanqeeyo arimaha Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh iyo duco looga dirayaa dadkii ay waxyeelada kasoo gaadhay ismiidaamintaa cadowgu u maleegay Soomaalida. iyada oo barina loo balan san yahay in dhaqaale degdeg ah loogu yabooho dadkii ka samatabaxay ee ku dhaawacmay qaraxan axmaqnimada leh. Hadaba ka dhagayso ama ka roga codadka halkan hoose
Ceegaag.com
Figradihiina