Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa galabta kala qeybgalay shacab aad u tiro badan, bannaanbax looga soo horjeedo kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab. Masiibadii dhacday ee lagu xasuuqay Shacabka Soomaaliyeed, ma ahan mid aan illoobi doonno, waa inaan u midowno cadowga daadinaya dhiiggeenna maalin walba.
Madaxwaynaha ayaa yidhi ‘Inshalaahu wakhti dhow waa ka adkaan doonna cadowgaas, shacabka Soomaaliyeed waxaa looga fadhiyaa inay la shaqeeyaan ciidamada, weliba kusoo biiraan ciidanka xoogga si aan uga sifeyno dalka argagaxisada.’
Ceegaag.com
Figradihiina