Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo dadyowga Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan aduunka daafihiisa ay bilaabeen banaan baxyo iyo lacag ururin aad u xoogan oo shaqsi shaqsi ama kooxkoox loo wada hawl galayo siiba wadankan Maraykanka.
Ayaa Masaajidka Soomaalida ee Boston Al-Rawda saladii Jimcaha ee wiigan lagu booriyay dadyowga Islaamka ah siiba Soomaalida inay isku kaalmeestaan oo meel uga soo wada jeestaan cadawga Gumaaday dadkooda iyo waliba inay dhaqaale xoogan ku bixiyaan gurmadka qaran ee ay dawlada Soomaaliya wado.
Waxaa qudbada soo jeediyay Sheekh Muuse Ashcari Daawo.
Ceegaag.com
Figradihiina