Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Fanaanad Siciido Shiino iyo Heesaheeda 2018 ‘CUYUUBAN’

Heesta ‘Cuyuuban’ ayaa ku qotonta Afsoomaali Culus oo murtideeda fasiraadeeda loo daayay dadwaynaha Soomaaliyeed looguna talo galay sanadka 2018, Waxaa heestan Curiyay laxankana Saaray  Haykal Yare. Waxaana ku luuqeenaya Fanaanada wayn ee Siciido Shiino, midhaha heesta waxaa kamid ah Dhagayso

Ama Akhriso

Cuyuuban caashaqii galaa

Cub iyo ciilbuu dhalaa

Cayaayood isagoo ahaa

Ceedhiinka nin kaa ku cunay

Ciyaarta siduu ku helay

@@@@@@@

Halkaa cabashada ka timid

Codkayg kia caaganaa

Cajabi waayuhu dhigeen

Caashaqu waa caadadii

Xalay caleeye masarkii

Casharadii aan kuu dhigay

Waad ka caga jiidoow

Ciyowbaa ka ciyaayoow

@@@@@@@@

Caynaba ka biyo dhawr

Cayna ka biyo dhaw

Ciidana ka biyo dhawr

Cirkana ka biyo Dhaw.

Waxaa heestan si toos ah looga garaacidoonaa dabaaldega lixjirsinimada Maamulka Khaatumo State Of Somalia ee jaaliyadaha yurub horaanta bisha Janaayo sanadka 2018.

Ceegaag.com

 

 

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply