Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahu Maxamed (Farmaajo) ayaa gaadhay magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug, wuxuuna dhagax dhigay dhismaha dekedda magaalada Hobyo.
Magaalo xeebaadka Hobyo ayaa ah magaalo qadiimiya Taariikhda Soomaaliyana magacwayn ku leh magaaladan oo uu horay u magaaleeyay Suldaan Cali Yuusuf. Dhismaha dekada Hobyo ayaa lafilayaa inay keento dakhli uu maamulka Galmudug cagahiisa isugu taago sida maamulada kale.
Ceegaag.com
Figradihiina