Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiiro Katirsan Maamulka Khaatumo oo Kala ahaa Safiya Cali Caateeye iyo Maryan Xasan Diiriye oo Xalay Iscasilay Arimo Badana Ka Hadlay

Marwooyinkii ugu tunka waynaa Maamulkii Khaatumo ee uu horjoogaha ka ahaan jiray Dr. Cali Khaliif ayaa saaka ku dhawaaqay inay iska casileen Maamulkaa. Marwo Maryan Goole iyo Safiyo Cali Caateeye oo ahaa lafdhabarta Maamulkaa ahaana Indhaha iyo Dhegaha Maamulkaa ayaa waxaa is waydiin mudan meesha ay ku danbayndoonaan maadaama ay Somaliland na albaabada ka xidhatay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply