Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Masuul sare oo ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya (JWXO) afka qalaadna lagu yidhaahdo ONLF waxbadana saadaaliyay meesha ay ku danbayn doonto siyaasadii Tigreegu hor boodayeen ee AdisAbaba hadana ka soo laabtay Ogaadeeniya, Soomaaliya ayaa waxa uu warysi siiyay Madasha 60ka ee u taagan midnimada umada Soomaaliyeed.
Waxa uu ka warbixiyay mustaqbalka Xornimo u raadinta Deegaanada Soomaaliyeed ee Ogadeen meesha uu marayo iya xaalada hada jirta sida ay ula saanqaadayaan. Maxamed Rashiid ayaa sheegay inay haatan jirto fursad dahabiya oo deegaanada Soomaaliyeed ee Itoobiya haysatay lagaga xoraynkaro ugudanbays. waakan waraysigaasi ee dhagayso wacan.
ceegaag.com
Figradihiina