Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taageerada Dawlada Dhexe ee Soomaaliya waa Muqdas Waajib ku ah Muwaadinkasta oo Doonaya inay Soomaaliya soo Kabsato ‘Jamaal Xaaji Cali iyo Cawil Axmed’

Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa madasha Lixdanka lagula yeeshay Aqoonyahano Maxamed Axmed Xirsi ‘Cawil’ iyo Jamaal Xaaji Cali iyaga oo sharaxaad ka bixiyay mudnaanta is garab taaga dawlada Soomaaliya ee  uu madaxwaynaha ka yahay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo raysalwasaarahana ka yahay Cali Xasan Khayre.

Labadan aqoonyahan ayaa firiin ah inay baneeyaan jagooyinka ay u hayaan shacabka deegaamada Puntland iyo Jubaland Somaaliya hawada u marinayaan labada masuul ee madaxda ka ah deegaamadan oo si cad uga hor yimid geedi socodka soo celinta karaamada iyo sharafta umada Soomaaliyeed. Dhinaca kale taageero wayn u muujiyay Xukuumada raysalwasaare Khayre  iyo Madaxwaynaha Dawlada Dhexe ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply